Tebin toos ah Saacad ka hor RSF oo warbixin sannadeedkeeda dhowrista saxaafadda soo saartay, kaalintee bay Soomaaliya ka gashay Xigashada Sawirka, RSF Qoraalka sawirka, RSF Hay’adda caalamiga ah ee u doodda suxufiyiinta ee RSF ayaa soo saartay warbixin sannadeed iyo jaantuska heerka ay dalalka dunidu ka joogaan dhowrista saxaafadda ee 2025. 180ka dal ee warbixinta lagu soo qaatay waxaa halka ugu hooseysa uga jirta Eritrea oo muddo 20 sano ka badan uu ku xiran yahay Isaak Dawit oo ah suxufigii ugu wakhti dheeraa suxufiyiinta la xiray. Soomaaliya oo sannadkii hore ku jirtay kaalinta 145 sannadkan waxa gashay 136, laakinse weli waxay hay’addu sheegaysaa inay ka mid tahay dalalka ugu khatarta badan suxufiyiinta ee qaaradda Afrika. Kaalinta 1aad waxaa gashay Norway. Warbixinta RSF waxaa ku jira dalal kaalimihii ay ku jireen hoos uga dhacay iyo qaar sare u soo kacay. Saacad ka hor Chile oo ka digaysa Sunaami, ka dib dhul-gariir xoog leh Xigashada Sawirka, USGS Qoraalka sawirka, Dhul-gariirka Chile Chile ayaa soo saartay digniin sunami ah, waxayna sheegtay in dadku ay ka guuraan aagga xeebta koonfureed ee dalka ka dib dhulgariir xooggan oo agagaarkaas ka dhacay. Digniintan ayaa loo jeediyay gobolka Magallanes ee koonfurta dalka Chile. Dhulgariir cabirkiisu dhan yahay
Read More
Meta oo ku hanjabeysa inay Facebook iyo Instagram ka xirayso dal Afrikaan ah – BBC News Somali

Meta oo ku hanjabeysa inay Facebook iyo Instagram ka xirayso dal Afrikaan ah – BBC News Somali